Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddomiyaha Golaha Shacabka oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Naxdinta Lahayd ee ku timid Kornayl Cabdi Aadan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddomiyaha Golaha Shacabka oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Naxdinta Lahayd ee ku timid Kornayl Cabdi Aadan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiyiha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Ka Tacsiyadeeyey Geerida Naxdinta Lahayd ee ku timid Injineer Cabdi Aadan oo La Dhashay Xildhibaanad Luuley Cabdi Aadan.

Innaa Lillaah Wa Innaa Ileehi Raajicuun.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

“Anigoo ku hadlaya magaca Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Waxaan Ummadda Soomaliyeed Uga Tacsiyadeynaya Geerida Naxdinta Lahayd ee ku Timid Kornayl Injineer Muqtaar Cabdi Aadan oo ah Walaalka Xildhibaanad Luul Cabdi Aadan.

Guddoomiyaha ayaa u rajeeyay dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyska iyo Eheladda Marxuumka Inuu Illaahey Samir iyo Iimaan ka siiyo’.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Maanta Daahfurtay Kulanka Doorka ardayda Jaamacadaha iyo Macalimiintu ku leeyihiin Hirgelinta Hannaanka Dhab-u -Heshisiin Qaran “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka qeybgalay kulan fogaan arag ah oo ku saabsanaa mustaqbalka howlgalka AU ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka qeybgalay kulan fogaan arag ah oo ku saabsanaa mustaqbalka howlgalka AU ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka qeybgalay kulan fogaan arag ah oo ku saabsanaa mustaqbalka howlgalka AU ee Soomaaliya

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In