Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo xubno kale oo ka qeyb galay kulan sagootin ah oo loo sameeyay Arday heshay deeq Waxbarasho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Aqalka sare iyo xubno kale oo ka qeyb galay kulan sagootin ah oo loo sameeyay Arday heshay deeq Waxbarasho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu sagootinayay 37 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Shiinaha islamarka ka mid ahaa ardaydii 2017/2018 ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Munaasabada waxaa Goob Joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ,Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi,ย  Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Qunsulka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casumay munaasabadda.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane,ย  Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlayo ahmiyada ay leedahay horumarinta Waxbarashada Ardaydaย  Soomaaliyeed, islamarkaana kan Wasaarad ahaan ay dadaal ku bixinayaan helidda deeqdan Waxbarasho ee dhallinyarada Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo isana ka hadlay Garab istaaga Dowlada Shiinaha ay siiso dowlada Soomaaliya ayaa xusay in tani aysan ย aheyn markii ugu horeysay islamarkaana dowlada Shiinaha ay hore dalka ugu fulisay mashaariic ay ka mid yihiin wadooyinka iyo goobaha taariiqiga ah.

Wasiirka Wasaaraddaย  Boostada iyo Isgaarsiinta XFS. ayaa ka hadlay muhiimada Waxbarashadu ay u leedaha dalka iyo in la horumariyo tiknoolajiyada taas oo ahmiyad gooni ah uleh talka .

Qunsulka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Shiinaha uu ka dhaxeyo xariir qoto dheer kaas oo qeyb ka ah xariirka wanaagsan ee labada dowladood, Qunsulka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa balan qaday in dowlada Shiinaha ay sare u qaadeyso deeqaha waxbarasho oo ay siiyaan Soomaaliya.

Waalidiinta ardayda nasiibka u helay deeqaha Waxbarasho ee dalka Shiinaha ayaa u mahadceliyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada mudane Cabdullaahi Goodax Barre dadaalka uu ugu jiro sidii ardayda Soomaaliyeed ay deeqaha waxbarasho ay ugu heli lahaayeen si cadaalad ah.

Previous Post

Guddiga KMG ee diyaarinta sharciyada Doorashooynka Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In