Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo booqday xarunta Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Aqalka sare oo booqday xarunta Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa Maanta Booqasho ku tagay xarunta ay ku shaqayso Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed oo ku taalla Dugsiga sare ee Sheekh Xasan Barsane.

Ujeeddada kormeerka ayaa ahaa mid loogu kuur galayay Xafiisyada ay ku shaqeyso Wakaaladda iyo hadafyada ay hiigsanayso ee ku saabsan dib u dhiska iyo dayactirka kaabayaasha dhaqaalaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maareeyaha guud ee Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed, S/guud, Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in hiigsigoodu uu yahay in ay dayactir ku sameeyaan xarumaha hay’adaha difaaca iyo amniga Qaranka.

Wuxuuna sidoo kale sheegay in ay ka go’an tahay dib u dhiska iyo bilic soo celinta goobaha halgamayaasha iyo sooyaalka Ummadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BFS, Mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa ugu mahad celiyay Maareeyaha Wakaaladda sida ay ugu mira dhalinayaan hadafkooda iyo hiigsigooda ku aaddan dib u dhiska Dalka.

Previous Post

Maxkamadda Derajada Koowaad ee CXDS oo xukun dil ah ku ridday xubin ka tirsanaa Al-Shabaab

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha dalka Japan

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha dalka Japan

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha dalka Japan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In