Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha aqalka sare oo kulan la qaatay Michael Keating. +SAWIRRO

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha aqalka sare oo kulan la qaatay Michael Keating. +SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay wada qaateen gudoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane cabdi xaashi cabdulaahi iyo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya  Michael Keating ayaa waxay uga hadleen dar dar galinta dhameystirka dastuurka iyo howlaha horyaala aqalka sare ee dalka.

Markii uu soo gaba gaboobay kulankaasi labada mas’uul waxaa saxaafada la hadlay habdhooraha golaha aqalka sare Ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Kaafi Macalin Xasan waxa uu sheegay in arimaha dastuurka iyo furitaanka fadhiyada aqalka sare  looga hadlay kulanka iyadoo ergayga gaarka ee Q,M, Soomaaliya u qaabilsan ay tahay markii 3aad oo kulan uu la qaato guddoonka golaha aqalka sare.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhinaca kale xarunta golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaa kulan ku yeeshay xubnaha gudiga la socodka iyo dib u eegista laba gole baarlamaanka iyadoo kulankaasi uu shir gudoominayay gudoomiyaha gudiga la socodka iyo dib u eegista laba gole mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid waxaana laga doodayay oo qodob qodob loo dul istaagayay qabyo qoraalka dastuurka waxaana kulanka ku sugnaa xubno ka socday dowlad goboleedyada oo xubno ka noqonaya  gudiga sida warbaahinta uu u sheegay Senetor Xuseen Sheeq Maxamuud xoghayaha guud ee gudiga la socodka iyo dib u eegista laba gole baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

????????????????????????????????????

Previous Post

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo is casilay

Next Post

Wasaaradda Cadaaladda oo tababar u soo xirtay shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka.

Next Post
Wasaaradda Cadaaladda oo tababar u soo xirtay shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka.

Wasaaradda Cadaaladda oo tababar u soo xirtay shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In