Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper AktaลŸ.

Kulanka oo ku saabsanaa isbarasho iyo soo dhowayn ayaa sidoo kale Guddoomiyaha iyo Safirku intuu uu kulanku socday waxa ay isla soo qaadeen xiriirka u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii adkayn lahaa.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโ€™uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโ€™uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa dowladda Turkiga uga mahad celiyay taageerada joogtada ah iyo mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka hir-geliyeen, wuxuuna Safiirka ku booriyay in uu sii laba jibaaro xiriirkaas walaaltinimo.

Previous Post

Xildhibaannada Haweenka Labada Aqal oo la kulmay xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Ruushka

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Ruushka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Ruushka

Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโ€™uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโ€™uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faaโ€™iideysan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeye Guuto C/risaaq Maxamuud Xaaji (Qaloombi), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In