Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare u qaabilsan Galmudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2020
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug ayaa Magacaabay Guddiga Doorashada Aqalka Sare, waxa ayna ka kooban yihiin 12 xubnood oo ka tirsan Barlamaanka Galmudug.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa u qorneyd sidan:

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ujeeddo: Magacaabis Xubnaha Guddiga ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare BJFS.

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Galmudug:

Markii uu arkay: Qodobka 43aad ee Dastuurka Dawlad Gobaleedka Galmudug

Markii uu arkay: Qodobka 7aad ee Xeer-Hoosaadka Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Galmudug

Markii uu arkay: Heshiskii doorashada 17 September ee Golaha Wadatashiga Qaran

Markii uu arkay baahida loo qabo guddi maamula hawlaha doorashada Aqalka Sare ee BJFS

Waxa uu soo saaray Guddiga Magacyadooda hoos ku xusanyihiin;

  1. Farxiyo Cabdullahi Sheikhdoon
  2. Faadumo Cabdi Weheliye
  3. Cabdiraxiin Axmed Cigaal
  4. Cabdiraxiin Axmed Bariise
  5. Cabdiwali Cali Maxamuud
  6. Cabdiwahaab Maxamed Maxamuud
  7. Cabdi Xassan Cilmi.
  8. Mursal Sh Cabiraxman Axmed
  9. Maxamed Mire Axmed
  10. Xassan Xirsi Xaashi
  11. Yuunis Maxamed Shaare
  12. Yaasiin Maxamed Sh Cabdiraxman

Previous Post

Wasiirka Amniga Galmudug oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka deegaanka Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Madaxtooyada Isimada Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Madaxtooyada Isimada Puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Madaxtooyada Isimada Puntland “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In