Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Umadda Musliinta Ah Ugu Hambalyeeyey Sanadka Cusub ee Hijriyada Islaamka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Muslimiinta caalamka hambalyo ku aadan sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka.

“Hor iyo horaan waxaan doonayaa inaan halkaan uga diro shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo guud ahaan umadda Islaamka hambalyo ku aadan sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka waxaa inoo dhashay sanad cusub oo ah 1437 Hijria waa bilowga sanad cusub ee tirsiga taariikhda islaamka marka saa daraadeed waxaan idiin leeyahay Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo” – ayuu hadalkiisa ku bilaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“sanadka dhammaaday ee 1436 waxey umadda Soomaaliyeed soo mareen marxalado kala gedisan lkn waxaan hubaa in sanadkii hore hormarradii jiray in ka badan in la sameeyey waxaana waajib nagu wada ah inaan Alle uga mahad celinno taas, sidoo kalena waxaan Alle Subxaanahu Watacaalaa ka rajeynaynaa in sanadkan midka xiga uu nagu gaarsiiyo Ammaan,Barwaaqo iyo hormar buuxa oo dhanka dowladnimada ah, markale waxaan idiin leeyahay HAMBALYO,HAMBALYO, HAMBALYO, KULU CAAMIN WA ANTUM BIL KHEYR”- ayuu hadalkiisa kusoo gebagebeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

—-DHAMMAAD—-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka

Media & Public Relation office of Speaker

Previous Post

Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo darees u qeybiyay ciidamo tababar loogu soo xiray Cabuudwaaq “Sawirro”

Next Post

Mas’uuliyiinta Iyo Howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta Oo Tacsi U Diraya Wariye C/laahi Kulmiye Cadoow

Next Post
Marxuum Muuse Nuur Amiin oo ku geeriyooday Muqdisho

Mas'uuliyiinta Iyo Howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta Oo Tacsi U Diraya Wariye C/laahi Kulmiye Cadoow

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In