Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka qayb galay munaasabad arday ka qalin Jabisay Jaamacada Boosaaso

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka qayb galay munaasabad arday ka qalin Jabisay Jaamacada Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka qayb galay qalin Jabinta 346 Arday oo ka baxday Jaamacada Boosaaso.

Ardaydan qalin jabisay ayaa noqonaysa Dufcadii 5aad ee ka qalin jabisa Jaamacadda Boosaaso Faraceeda Garoowe waxaana Goob joog ka aha madax sare ee ka tirsan Puntland,Madaxda iyo Maamula sare ee jamacada iyo Waalidiin kala duwan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Guddoomiyaha Jaamacada Boosaaso Faraceeda Garoowe Dr Maxamed Cali Maslax iyo Guddoomiyaha Guud ee Jaamacada Boosaaso Dr Maxamud Sheekh Cusmaan ayaa Bogaadin iyo Hambalyayn isu daray ardaydaani iyo iyagoona kula dardaarmay inay la yimaad hal abuuro wax ku ool ah oo ku salaysan culuumti ay sanadada baranayeen.

Wasiiru dowlaha waxbarashada Puntland Cabdilaahi Xasan Rooble ayaa dhankiisa farxad ku tilmaamay jiilkan waxbarasho ee ay soo saartay jaamacadda Boosaaso Ardayda u muujiyay in looga baahan yahay is badal muuqda oo dhanka bulshada iyo wixi ay soo barteen ah.

Ardayda Qalin jabinaysay ayaa dhankooda hambalyeeyay waalidkii iyo macalimiintii mudada kusoo tabcayay ka guul gaarista waxbarashadooda oo ay maanta dhammaysteen heerkeedi koowaad.

Gaba gabadiina Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Abwan Cabdirashiid Yusuf Jibriil oo soo xiray xafladaani qalin badalashada ahayd ayaa ku bogaadiyay Jaamacadda Boosaaso dadaalkeeda soo saarista jiil aqoon leh oo dalkaan wax ka badali kara.

Previous Post

Weriye Mareykan ah oo 11 sano Xabsi ah lagu xukumay

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sh. Axmed “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sh. Axmed “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sh. Axmed "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In