Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Mudane Dr. Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad ayaa maanta oo arbaco ah waxa uu kulan lagu xoojinayo sugida amaanka la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyadoo waxa aan saacad dhameyn ay ka harsantahay doorashada hogaanka sare ee hirshabeelle.

Guddoomiyaha ayaa waxaa xubnaha oo la kulmay ka mid ahaa taliye ku Xigeenka ciidanka booliska dowlad goboleedka Hirshabelle iyoย  Taliyaha Guutada 3-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Abshir Maxamuud shataqeey waxaana uu kula dar daarmay in sii xoojiyaan sugida amaanka.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

โ€œWaxaa xafiiskayga ku qaabilay maantaย  taliye ku xigeenka ciidanka booliska Dowlad goboleedka Hirshabelle iyoย  taliyaha guutada 3-aad qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Abshir Maxamuud shataqeey waxaana kula dar daarmay in la xoojiyo sugidda Amniga deegaannada dowlad goboleedka Hirshabelle.

Tags: Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo kulmay Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida +Sawirro
Previous Post

DegDeg Raโ€™iisul wasaaraha Baxreyn oo geeriyooday

Next Post

Shir lagu soo geba-gabeynayo dib u eegista farsamo ee dastuurka oo Muqdisho ka socda”SAWIRRO”

Next Post
Shir lagu soo geba-gabeynayo dib u eegista farsamo ee dastuurka oo Muqdisho ka socda”SAWIRRO”

Shir lagu soo geba-gabeynayo dib u eegista farsamo ee dastuurka oo Muqdisho ka socda"SAWIRRO"

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In