Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha cusub ee Xamar Jajab oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha cusub ee Xamar Jajab oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyihii hore ee Degmada Xamar jajab, Mudane Ismaaciil Muqtaar Cumar (Oranjo) ayaa maanta xilka ku wareejiyay,  Guhaad Sheekh Xasan Cali, Guddoomiyaha cusub ee Degmada Xamar Jajab oo uu dhowaan soo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday Xarunta Degmada Xamar Jajab, ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan Degmada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha cusub ee Degmada Xamar Jajab Guhaad Sheekh Xasan ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyihii hore waxyaabaha u qabsoomay, isla markaana uu xusay in uu si cadaalad ah ugu adeegi doono bulshada degmada, isagoo shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan oo ay gacan ku siiyaan gudashada waajibaadka loo idmaday.

Guddoomiyaha haatan xilka wareejiyay, Ismaaciil Muqtaar Cumar (Oranjo) ayaa bishii Janaayo ee sanadkan loo magacaabay xilka uu maanta banneeyay, isagoo muddadii uu halkaa joogayna qabtay howlo badan oo wax ku ool u ah adeegyada kala duwan ee arrimaha Bulshada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynihii 5-aad ee dib u eegista waxbarashada Dalka”SAWIRRO”

Next Post

Qorshaha Hay’adda Caalamiga ah ee IOM ay kaga Hawl-galayso Soomaaliya 2019-2021 “SAWIRRO”

Next Post
Qorshaha Hay’adda Caalamiga ah ee IOM ay kaga Hawl-galayso Soomaaliya 2019-2021 “SAWIRRO”

Qorshaha Hay’adda Caalamiga ah ee IOM ay kaga Hawl-galayso Soomaaliya 2019-2021 "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In