Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay Abaaraha “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay Abaaraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ow soo Agaasimay maamulka gobalka mudug isla markaana uu shir guddoominyay guddoomiyaha gobalka mudug Axmed Xuseen Shire Bukhaari, ayaa maanta looga hadlay sidii xalwaara loogu heli lahaa xaaladda Abaaraha ka taagan Gobalka Mudug

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale, iyo Saraakiil ka socatay hay’addaha Caalamiga iyo kuwa maxaligaa ee ka howlgala Gobalka mudug, ayaa waxaa intiisa badan looga warbixiyay xaalada abaaraha iyo saameeynta ay ku yeelatay Bulshada xoola dhaqatada ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maamulka gobalka mudug ayaa intii kulanku socday soo bandhigay muuqaalo muujinaya abaaraha ka jira gobalka, Ayadoo ay ka barakaceen ku dhawaad toddobaatan kun oo qoys, kuwaas oo dhibaatada ugu badani ay heysato Carruurta iyo haweenka .

Kulanka oo sidoo kale warbixino la xariira xadiga abaaruhu gaarayaan looga dhageystay duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan jimcaale oo isagu xusay in Gaalkacyo todabaadyadii lasoo dhaafay xeryaha ku yaala ee barakacayaasha ay soo gaareen qoysas cusub,kuwaas oo isugu jira kuwa argagixisada dhibaatooyinka ay ka geysanayaan deegaanada koofurta gobalka mudug, kasoo cararay iyo kuwa abaaraha kusoo xoola beelay.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo hamblayo udiray dowladda & Shacabka Jabuuti

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay ururka dhallinyaradda dhoobley “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay ururka dhallinyaradda dhoobley “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay ururka dhallinyaradda dhoobley "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In