Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah-furay hirgelinta mashruuca Soolar-ka+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah-furay hirgelinta mashruuca Soolar-ka+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa daah-furay hirgelinta mashruuca solar-ka oo laga hirgaliyay waddada isku xirta degmooyinka Shangaani,Xamar-weyne iyo Xamar-jajab.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay billaabatay gelinta solar-ka waddada dhawaana la dhameystiri doono, isagoo shacabka ugu baaqay in ay ilaashadaan leyrarkaan maadaama ay iyagu leeyihiin.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir mudane Cumar Cali Cabdi ayaa xusay in ku dhawaad 200(laba boqol) oo leyr ay geliyeen waddooyinka Inter-lock-yada ayna sii dardar gelin doonaan dib u dayactirka solar-ka, wuxuna uga mahadceliyay world bank oo mashruucaan maalgelinaya.

Guddoomiyah gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa tilmaamay in loo gudbi doono waddooyinka kale ee harsan haddii mashruucani lasoo gaba-gabeeyo.

Waddadaan ayaa kasoo billaabato xaruntii Madbacadda Qaranka, iyadoo marta,xarunta Gobolka Banaadir,Kawaanka malaayga illaa ay ku dhamaato dekadda, waxaana muddooyinkii dambe xilliyada habeenki ay aheyd mugdi.

Previous Post

Masar oo dowr ku leh heshiis maxaabiis is-weydaarsi ah oo u dhexeeya Xamaas iyo Israa’iil

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland+SAWIRRO

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland+SAWIRRO

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland+SAWIRRO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In