Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daah Furay Hirgelinta Mashruuca Soolarka Oo Laga Hirgleinayo Waddooyin Miuhiim Ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daah Furay Hirgelinta Mashruuca Soolarka Oo Laga Hirgleinayo Waddooyin Miuhiim Ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray hirgalinta mashruuca Soolarka oo laga hirgaliyay waddada isku xirta degmooyinka Shangaani, Xamar Weyne iyo Xamar Jajab.

Waddada oo ka soo bilaabata xaruntii hore ee Madbacadda Qaranka ayaa waxay ku dhamaataa Dekedda Xamar, waxaana mashruucan oo ku saabsan hirgelinta nalalka ku shaqeya Cad Cadeedda uu ka mid yahay qorshaha lagu horumarinayo Caasimadda, si dib loogu soo celiyo bilicdii ay lahayd magaalada.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Qaar ka mid ah Maamulada Degmooyinka ee laga hirgelinayo mashruucan ayaa soo dhaweeyay, iyagoo ku tilmaamay inay qeyb ka tahay tallaabooyinka uu maamulka Gobolka ku horumarinayo Caasimadda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa tilmaamay in Maamulada Degmooyinka looga fadhiyo inay xafidaan nalalka cad ceeda ku shaqeeya ee uu maamulka Gobolka ka hirgelinayo degmooyinka, isagoo ka digay in aan la aqbali doonin in howlaha uu maamulka qabto ay noqdaan kuwa la dayacay.

“Solarkii ayaa noo bilowday, waxaana laga hirgelin doonaa saddexda degmo eek ala ah Shangaani, Xamar Weyne iyo Xamar Jajab oo aan gaarsiineyno ilaa iyo dekadda Muqdisho, Maamulka Gobolka Banaadir waxaa waajib ka saaran dhismaha waddooyinka iyo hirgelinta Nalalka cad ceedda ku shaqeeya, balse Maamulada Degmooynka ayaa laga rabaa inay xafidaan howlaha uu Gobolku qabtay”. Ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya

Next Post

Xeer-Ilaaliyah Guud Ee Qaranka Oo Daahfuray  Waraaqda Qiimaynta Caafimaadka

Next Post
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Soo Saaray Digniino Ka Dhan Ah Musuqa “SAWIRRO”

Xeer-Ilaaliyah Guud Ee Qaranka Oo Daahfuray  Waraaqda Qiimaynta Caafimaadka

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In