Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee is cafinta bulshada “SAWIRRO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee is cafinta bulshada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon siweedaarsigaan oo ku saabsan is cafinta bulshada Soomaaliyeed oo ay soo qabaan Bahda Cafis ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda warbaahinta, qubaro saxaafadeed, bulshada rayid ah  iyo abwaano,si kor loogu qaado wacyagalinta bulshada  ee is cafinta madaama in muda ah dalka ay ka jireen dagaalo sukeeye Soomaalida ay waxbadan kala tabanayso.

Jaamac Gaabuush oo ah Qabiir in mudda ah ku soo dhex jiray xalinta khilaafaadyada heerarkiisa kala duwan ee dalka ka jira ayaa kulanka ku soo bandhigay daraasad laga sameeyay khilaafaadka dalka waxa uu qeexay in cafisku uu yahay dhabaha uga wanaagsan ee xal u helida khilaafaadka .

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Ka qeyb galayaasha kulanka oo soconaya laba maalmood ayaa bilaabay maanta isweydaarsiga aragtiyada la xiriira sidii loogu istaagi lahaa is cafinta Shacabka Soomaaliyeed iyo doorka ay ka qaadan karaan warbaahinta iyo bahda fanka iyo Suugaanta.

Wali Xaashi oo ah hogaanka Bahda Cafis  oo sharxay muhiimada Aqoon isweydaarsigaan waxa uu tilmaamay in ay muhiimada tahay sidii loo gaari lahaa bulshada Soomaaliyeed oo is cafisa iyada oo loo marayo baraarujinta.

Sanatar Muna Cumar Xasan oo ka tirsan aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa furitaanka aqoon iswaydaarsiga ka sheegtay in loo baahan xoojinta ol olaha Cafis.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) oo furay Aqoon isweydaarsiga ayaa tilmaamay in Cafisku yahay wadada kaliya ee xal looga gaari karo dhibaatooyinka saldhig u ah khilaafaadka dalka ragaadiyay.

Cafiska waa caafimaad, Dadka xog ogaalka u ah dhibaatooyinkii dalka soo maray ee sababay burburka  ayaa qaba in is cafinta ay qeyb weyn ka qaadan karto Soo noqoshada Soomaaliya.

Previous Post

Horseed Oo Guul Ku Soo Xirtay Horyaalka

Next Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho u yimid Caawinta Dadka ay saameysay Fatahaada “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho u yimid Caawinta Dadka ay saameysay Fatahaada “Sawirro”

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho u yimid Caawinta Dadka ay saameysay Fatahaada “Sawirro”

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In