Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Hambalyo u diray Xulka Banaadir iyo cayaartooydii kale ee tartanka ka qeyb gashay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Hambalyo u diray Xulka Banaadir iyo cayaartooydii kale ee tartanka ka qeyb gashay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed “Cumar filish” ayaa Hambalyo  u diray  ciyaartoyda iyo dhamaan taageerayaasha Naadiga Gobalka Banaadir. oo ku guulestay Koobka Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir.

“Waxaan rabaa inaan halkan ugu hambalyeeyo dhamaan cayaartooyda ka qeyb gashay tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo si Nabad ah noogu soo idlaaday galabta, cayaarahaas oo uu maamulka marti gelinayay, si wnagsan ayayna noogu soo dhamaadeen” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xusay in cayaartooyda Xulka Banaadir ay muujiyeen cayaar wanaag iyo xirfad, waxaana uu yiri “Waxaan rabaa inaan si gaar ah Hambalyo ugu diro xidigaha Xulkda Banaadir oo ku guuleystay tartankii kubadda cagta ee dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, iyagoo soo bandhigay dadaal badan iyo asluub wanaag, waxaana si gaar ah ugu mahadcelinayaa Tababarihii Xulka iyo Goolhayaha oo runtii kaalin weyn ka qaatay guusha la gaaray, waxaan leeyahay Hambalyo sanadkan kiisa xiga ku gaara Nabad iyo Barwaaqo”.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo cayaartoyda Xulka Banaadir ugu Hambalyeeyay guusha ay gaareen

Next Post

UK oo si rasmi ah uga baxday Midowga Yurub sanadkan cusub ee 2021

Next Post
UK oo si rasmi ah uga baxday Midowga Yurub sanadkan cusub ee 2021

UK oo si rasmi ah uga baxday Midowga Yurub sanadkan cusub ee 2021

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In