Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qayb galay Munaasabad lagu taageerayay Shirweynaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Yariisow oo Taliska AMISOM kala hadlay dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqalka Dowlada hoose ee Xamar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu taageerayay haweenka Soomaaliyeed ee ka qeyb galay shirwaynaha Qaran ee horumarinta haweenka Soomaaliyeed  oo muqdisho ka dhacay waxaana munaasbadani ka qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, qaar kamid ah qurba joogta Soomaaliyeed, Fanaaniin iyo masuuliyiin kale.

 

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kooxda hobadalada Gobolka Banaadir ayaa madasha ay munaabada ka dhaceysay waxa ay kusoo bandhigeen sugaan ay ku muujinaaya doorka ay haweenka ku lee yihiin horumarinta dalka.

Guddoomiyaha ururka haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa ku bogaadisay wasaarada haweenka Soomaaliya in ay xoojiso siyaasadaha lagu dhiiragalinayo haweenka.

qaar kamid ah masuuliyiintii ka socday Dowlad Goboleedyada dalka oo munaasabada ka hadlay waxa ay sheegeen, in ay soo dhaweynaayan da’daalka ay dowlada Soomaaliya ku xoojineyso mideynta haweenka Soomaaliyeed iyo in haweenka ay ka tashtaan aaya hooda.

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xaquuqul Insaanka  Xukuumada Soomaaliya Deeqa Yaasiin  waxa ay ka hadashay ahmiyada shirweynaha Qaran ee horumarinta haweenka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) waxa uu tilmaamay in haweenka Soomaaliyeed ay mudan yihiin dhiiragalin.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiye oo maanta kulan la qaadanaya Madaxweynaha Kenya

Next Post

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Next Post
Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In