Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Marxuum Aadan Jamhuuriya+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Marxuum Aadan Jamhuuriya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistee Marxuum Aadan Xasan Cali oo kamid ahaa xildhibaanada golaha shacabka, kaas oo xalay ku geeriyooday Caasimadda dalka.

“Waxaan ka qeyb galay aaska Qaran ee magaalada Muqdisho loogu saameyay allaha unaxariisto Xildhibaan Aadan Xasan Cali (Jamhuuriya) oo maalmihii ugu danbeeyay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho”ayuu yiri Cumar Filish.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa Alle uga baryay Marxuumka inuu Jannadiisa ka waraabiyo.

Aaska ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka,wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda, waxaana lagu aasay qabuuraha Isbitaalka Xoogga dalka ee magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee Marxuumka oo maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho ayaa xalay tii Alle u timid, waxaana ka tacsiyeeyay geeridiisa Madaxda ugu sareysa dalka.

Previous Post

Wasaaradda beeraha XFS oo ka digtay boobka dhulalka danta guud ee degmada Balcad

Next Post

Guddoomiye Ibraahim Dheere oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay carruur uu dhalay Marxuum Cumar Shooli+Sawirro

Next Post
Guddoomiye Ibraahim Dheere oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay carruur uu dhalay Marxuum Cumar Shooli+Sawirro

Guddoomiye Ibraahim Dheere oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay carruur uu dhalay Marxuum Cumar Shooli+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In