Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Ciidanka Ilaalinta deegaanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Ciidanka Ilaalinta deegaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

gobolkaGuddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa kormmeer ku tegay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deeganka Dowlada Hoose ee Xamar.

Guddoomiyaha waxa uu halkaasi kula kulmay Saraakisha iyo Ciidanka ilaalinta Deeganka, isagoo ka wareystay xaalada Ciidanka iyo baahiyaha ay qabaan waxa uuna Guddoomiyaha ku bogaadiyay Shaqooyinka ay u haayan Dowlada Hoose iyo Bulshada Reer Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale ayaa ku amaanay Ciidanka Ilaalinta Deeganka ee Dowlada Hoose Xamar shaqooyinka adag ay Magaalada Muqdisho ka haayan.

Guddoomiye Kuxigeenka arrimaha siyaasada iyo Amniga ee Maamulka Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh oo isna goobtaasi ka hadlay ayaa sheegay in Maamulka Gobalka Banaadir uu dhiira- galinayo dhismaha Ciidanka Ilaalinta Deeganka Xamar.

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegan ee Dowlada hoose Xamar ahna Taliye Xigeenka Ciidanka Ilaalinta G/Sare Axmed Xuseen Mahdi ayaa Duqa Magaalada Muqdisho ugu mahad celiyay dhiira- galinta iyo garab istaaga uu la garab taagan yahay Ciidanka Ilaalinta Deeganka ee Xamar.duqa1duqa2duqa3duqa6duqa7duqa7duqa9

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dooni u rarneyd ganacsato oo ku degtay meel ka baxsan dekadda Bosaaso

Next Post
Doonyo lagu qabtay Xeebaha gobolka Mudugu

Dooni u rarneyd ganacsato oo ku degtay meel ka baxsan dekadda Bosaaso

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In