Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdiga guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu soo dhaweyey magaalada Genève “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wafdiga guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu soo dhaweyey magaalada Genève “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahne duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa lagu qabtay magaalada Genève.

Munsaabadan oo eheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa qabsoomideeda gacan weyn ka geesatay Xaliimo Cali Culusow iyo qaar ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Switzerland.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka gobolka banaadir ee dhanka amniga iyo siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay soo dhaweynta loo sameeyay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo isna xafladda qudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay maamulka Gobolka iyo doorka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan looga baahanyahay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska iyo horumarka dalka.

Muungaab ayaa tilmaamay in Muqdisho ay tahay meel amaankeeda la isku haleyn karo, isagoo tusaale u soo qaatay sid ay dalka ugu soo laabanayaan qurba joogta Soomaaliyeed ee daneyneysa inay maalgeshi ku sameystaan dalkooda hooyo.

Mas’uuliyiinta la socotay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho, ayaa waxaa ka mid ahaa   Guddoomiye ku-xigeenka arimaha siyaadada ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Xoghayaha Gobolka Cali Casan Taakow iyo Maxamed Nuur Xasan Xuseen.,

Dhanka kale Mas’uuliyiintii wafdiga Guddoomiyaha soo dhoweysay ka mid ahaa La Taliyaha 1aad ee Safaarada Soomaaliya ee Switzerland Axmed Muuse Mayow, Guddoomiyaha Hay’adaha Swiss Kalmo Mustaf Bashiir Gobdon, Xaliimo Culusow iyo Xasan Cismaan oo ka tirsan Madaxda sare ee Somali Diaspora.

DSC02686 DSC02687 DSC02691 DSC02692 DSC02694 DSC02697 DSC02698 DSC02700 DSC02711 DSC02713 DSC02720 DSC02723 DSC02729 DSC02733 DSC02737 DSC02741 DSC02746 DSC02753 IMG_1572 IMG_1575

Sawir Qaade:-Cabdullaahi Xuseen

 

Previous Post

Howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidanka gorgor ay ka sameen Muqdisho

Next Post

Siminaar ku saabsan dhiiri gelinta waxbarashada oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Jimciyadda ASAL oo siminaar lagu baranayo Wadaniyadda u qabatay Arday

Siminaar ku saabsan dhiiri gelinta waxbarashada oo lagu qabtay Muqdisho

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In