Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka oo xarigga ka jaray waddo dayactir lagu sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka oo xarigga ka jaray waddo dayactir lagu sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maantay xariga ka jaray  waddo laami ah oo Maamulka Gobolka banaadir dib u dayactiray, taas oo isku xirta Dekadda weyne ee Muqdisho ilaa iyo isgoyska Ceel Gaabta.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka iyo xubno kale ayaa kormeeray waddada dib u dayactirka lagu sameeyay, kuwaasi oo qiimeyn ku sameynayay sida waddada loo dhisay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab Axmed Cismaan Dhoore ayaa sheegay in tobanka bishii Febraayo la dhagax dhigay, haatanna lagu guuleystay in dib u dayactir lagu sameyo.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska xarumaha danta guud

Dhismaha Wadadan ayaa waxaa fuliyey Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid yahay mahshruuca dalkaada dhiso oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay.

FB_IMG_1457777505267  FB_IMG_1457777514039 FB_IMG_1457777517409 FB_IMG_1457777520896 FB_IMG_1457777523918 FB_IMG_1457777528184 FB_IMG_1457777531787 FB_IMG_1457777535141 FB_IMG_1457777537997 FB_IMG_1457777541118 FB_IMG_1457777544571 FB_IMG_1457777551246 FB_IMG_1457777554401 FB_IMG_1457777557907 FB_IMG_1457777561126 FB_IMG_1457777617058 FB_IMG_1457777619686 FB_IMG_1457777639355

Previous Post

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka dooriya

Next Post

Arday ku nool Gaalkacyo oo deeq lacageed la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Next Post
Arday ku nool Gaalkacyo oo deeq lacageed la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Arday ku nool Gaalkacyo oo deeq lacageed la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In