Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo furay tababar ku saabsan maamulka iyo dakhliga Gobolka+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo furay tababar ku saabsan maamulka iyo dakhliga Gobolka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa tababar ku saabsan dib-u-habeynta iyo casriyeynta maamulka iyo dakhliga u furay shaqaalaha Gobolka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in tababarkan uu qeyb ka yahay dadaallada ku saabsan dib-u-habeynta wax-yaha Maamulka Gobolka iyo sidii loo asteyn lahaa hannaan ku saleysan hufnaan maaliyadeed.

“dib-u-habeynta  maamulka maaliyadda ee lagu soo kordhayay dawladda hoose waa mid asaas u ah dagaalka aan kula jirno musuqa iyo qorsheyaasheena la xiriira xoojinayo dawlad wanaagga.”

Eng. Yariisow oo kula dar daarmay masuuliyiinta qaadanayey tababarkan in ay ka mira dheliyaan cilmiga ay kororsadeen ayaa xaqiijiyey in uu muhiimad gaar ah u leeyahay xoojinta dakhliga Dawladda Hoose, sidoo kalena uu yahay nidaam si hufan u muujinaya kharashaadka baxa.

Tababarkan waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiye Ku Xigeennada Arrimaha, Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuuseen Maxamed Nuur, madaxda iyo shaqaalaha waaxyaha maamulka dhulka, dad dhigista, caafimaadka, dakhliga iyo maaliyadda.

Previous Post

Boqolkiiba sagaashan Ka mida Qawmiyada Rohinga Oo Guryahoodii Ka Cararay

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay baaritaanka dhacdadii dilka iyo dhaawaca ahayd oo AMISOM geysatay “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay baaritaanka dhacdadii dilka iyo dhaawaca ahayd oo AMISOM geysatay “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay baaritaanka dhacdadii dilka iyo dhaawaca ahayd oo AMISOM geysatay "SAWIRRO"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In