Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka benaadir oo la kulmay Xasan Abshir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka benaadir oo la kulmay Xasan Abshir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

IMG_6574

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xafiixkiisa ku qaabilay duqii hore ee magaalada Muqdisho, isla markaana horey uga soo midnoqday Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Xasan Abshir Faarax.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Mudane Yusuf Xuseen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay xafiiskiisa mudane Xasan Abshi oo dalka ka soo qabtay Xilal kala duwan, waxaana soo dhaweenta mudanaha ka qayb galay qaar ka mid ah shaqaalaha dowlada hoose ee Xamar.
Ex.Xilibaan Xasan Abshi Faraax oo la hadlay Warbaahinta kulanka guddoomiyaha kaddib ayaa sheegay in qiira lixaad leh ay ku abuurtay soo dhaweynti maanta loogu sameeyay Aqalka Dowlada hoose ee Muqdisho oo xili uu ka talinayay, waxaana uu mahad celin iyo bogaadin farxad ku dheehan tahay u jeediyay Yusuf Xuseen Jimcaale oo ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho.
Guddomiye Madaale ayaa dhankiisa in ay aad ugu faraxsan yihiin in markii ugu horeesay uu soo boodo aqadlka dowlada hoose ee xamae Ex.Xilibaan Xasan Abshir faarax, waxaana uu sheegay gudoomiyah in bulshadda Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay weeneeyaan dadka xilka ka soo qabtay dalkooda, tusaana xushmadda ay u hayaan mudanayaasha uu ka midka yahay Xasan Abshi.
IMG_6574 IMG_6582 IMG_6583
Previous Post

Isu soo bax lagu taageerayay guulaha ciidanka oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Daawo Sawirrada: Ciyaaryahan geeriyooday isagoo ciyaaraya

Next Post
Daawo Sawirrada: Ciyaaryahan geeriyooday isagoo ciyaaraya

Daawo Sawirrada: Ciyaaryahan geeriyooday isagoo ciyaaraya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In