Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo kormeeray xadka Belad-Xaawo iyo Mandheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo kormeeray xadka Belad-Xaawo iyo Mandheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed oo ay wehliyaan Maamulada   Degmooyinka Mandheera  iyo Beled Xaawo  ayaa  booqasho ku tagay  xadka ay wadaagaan labada  dal ee  Soomaaliya  iyo Kenya  si ugu kuuragalaan  dhaqangalinta  go’aankii lagu joojiyay  dhismaha  Darbiga  ee ay  gaareen labada Madaxweyne.

Wariyaha   Warbaahinta    Qaranka   ee   Beled-Xaawo   Maxamad  Macalin   Aadan  ayaa ku soo waramay in wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed iyo xubno ka socday dhanka Kenya ayaa ku soo wareegay xadka  labada dhinac, waxaana ujeedkooda la xiriirtay u kuur gelidda joojinta dhismaha oo ay kal hore ay ku heshiiyeen labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya oo ahaa in Kenya ay joojiso iyo waxyaabihiii ka dhaqan galay.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026

Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa markii ay ku soo wareegeen xadka waxa ay bulshada u sheegeen in dhismaha la joojiyay oo uu dhaqan galay heshiiskii ay wada gaareen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, iyagoo xusay in labada Madaxweyne ay markale balansanyihiin sidii ay kulan fool ka fool ah u wada qaadan lahaayeen oo lagu dhameystirayo heshiiska is fahamka ah.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed ayaa u sheegay shacabka labada dhinac inay is dejiyaan oo aysan dhegan wararka been abuurka ah ee sheegay in uu socda dhimaha Kenya ay ka wado xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

`Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland

Next Post
`Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland

`Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Hore ee Hay'adda PASAWEN ee Puntland

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In