Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo hay’adaha samafalka ka codsaday inay u gurmadaan dadka ay abaaruhu saameeyeen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay hay’adaha ka shaqeya samafalka in ay kaqayb qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaruhu sameyeen ee ku  nool Gobolka Hiiraan.

Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in abaaro baahsan ay ka jiraan deegaanno hoostaga gobolka kuwaasi oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada, waxaana uu hay’adaha samafalka ka codsaday in ay ka qeyb qaataan sidii loo samata bixin lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

“Mas’uuliyad baa ka saaran inay u gurmadaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gobolka, waxaana u soo jeedinaa inay u gurmadaan shacabka ay abaaruhu ku saameeyeen, qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, marka waxaan rabnaa mas’uuliyiinta hay’adaha samafalka inay gutaan waajibaadka uga aadan wax u qabashada shacabka”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhawaan ay magacaabi doonaan guddi heer gobol ah oo soo qiimeeyaha meelaha ay abaaruhu ku dhufteen, si gurmad dhinac waliba leh loogu geyn lahaa.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qarax goor dhaw ka dhacay Kismayo

Next Post
Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Cawa ka dhacay Taalada Sayidka+Sawirro

Qarax goor dhaw ka dhacay Kismayo

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In