Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay Ciidanka ATMIS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay Ciidanka ATMIS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin oo uu wehliyo gudoomiyaha Degmada Beledweyne iyo Duqa Beledweyne ayaa ka qeyb galay munaasabad sagootin iyo soo dhaweyn isugu jirtay oo lagu kala badalatay ciidanka ATMIS qeybta Ethiopia kamid ah oo badal ahaa iyo kuwa cusub oo dhawaan gobolka Hiiraan soo gaaray.

Cabdullahi Axmad Maalin guddoomiye gobolka Hiiraan ayaa tilmaamay in Ciidamada ATMIS Qeybta Hiiraan ka joogto Ethiopia ay amniga gobolka door fiican ka qaateen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha waxa uu u mahadceliyay ciidamada muddadii ay joogeen, waxuuna soo dhaweyay ciidanka cusub ee yimid.

Guddoomiye gobolka Hiiraan ayaa xusay in dhawaan markii uu dhamaado wajiga kowaad uu bilaaban doono wajiga labaad khawaarijta looga xoreyn doono galbeedka gobolka.

Ambassador Mukhtaar Maxamed oo ah Safiirka Ethiopia ee Soomaaliya oo dhankiisa munaasabadda ka hadlay ayaa amaanay sida dar-darta leh ee guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo bulshada degaanka ugu qeyb qaateen howlgalka Hiiraan.

Safiirka ayaa balan qaaday in dowladda Ethiopia ay diyaar u tahay in doorkeeda qaadan doonto, islamarkaana ciidanka diyaar yihiin.

Previous Post

Guddoomiye Abshirow oo siminaar u furay Haweenka ku jira Labada Gole ee BJFS “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha JFS oo siyaasiyiin iyo odeyaasha dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaannada Galmudug

Next Post
Madaxweynaha JFS oo siyaasiyiin iyo odeyaasha dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaannada Galmudug

Madaxweynaha JFS oo siyaasiyiin iyo odeyaasha dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaannada Galmudug

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In