Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo shaaciyay doorka uga aadan maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Yuusuf Daba-geed: waxaan ku balanay Odayaasha labada dhinac in la kala qaado Maleeshiyaadkii Dagaalamay”Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in doorkiisa uu ka qaadan doono Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, isaga oo ugu baaqay shacabka inay u midoobaan dhismaha Maamulkaasi.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar daba-geed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kaalin mugleh ay ka qaadan doonaan dhismaha maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, isla markaana ay dhankooda diyaar u yihiin in shacabka iyo odoyaasha dhaqanka gacan ka geystaan dhismaha maamulka labada gobol.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

“Waxaa naga go’an in aan doorkeena ka qaadano, dhamaan dadka reer Hiiraan waxaa noo qorsheysan in aan isu geyno magaalada Jowhar, maadaama gogosha ay halkaasi taallo, waana arrin aad u fiican” ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Mudane Yuusuf Axmed Hagar daba-geed ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan inay u istaagaan sidii ay gacan uga geysan lahaayeen maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, waxaana uu intaa ku daray in maamulkiisa uu xoogga saari doono dhinacyada dib u heshiisiinta, amniga iyo horumarka gobolka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Isbitaal loogu adeego shaqaalaha iskaashada Soomaaliyeed oo dhawaan xariga laga jarayo

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Isbitaal loogu adeego shaqaalaha iskaashada Soomaaliyeed oo dhawaan xariga laga jarayo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In