Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo baaq u diray Ganacsatada Gobolka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo baaq u diray Ganacsatada Gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa u sheegay ganacsatada inay qeyb ka noqdaan la dagaallanka maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab, isla markaana uga digay inay argagixisada siiyaan lacago baad ah.

Mudane Cabdaladhiif Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa hoosta ka xariiqay in xididada ay u siibeen Shabakadii u qaabilsaneyd argagixisada Al-Shabaab dilalka qorsheysan ee magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Ganacsatadu dalka ayay wax ku leeyihiin waxa ay ku ganacsanayaana waa nabadda, haddii Nabad la waayana ganacsan mayaan, Nabaduna waxa sugaya waa ciidanka, dhiig baa ku baxaya, dhaqaalaa ku baxaya, dadaal baa ku baxaya, cod baa ku baxaya, inay ganacsataduna ay qeybtooda qaataan waa waajib, anagu waxaan u jeedineynaa inay isgartaan si ganacsiga uu u kordho amnigana hagaago”. Ayuu yiri Guddoomiye Cabdaladhiif.

Guddoomiyaha ayaa xusay in Maamulada Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ay si wada jir ah isaga kaashanayaan la dagaallanka argixisada Al-Shabaab, uuna bogaadinayo howlgallada ka socda koonfurta Mudug.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay guulaha ciidamada ay ka soo hooyeen howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Faah faahin ku saabsan shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Ceel-waaq

Next Post
Diyaarad ku burburtay garoonka Garbahaarey

Faah faahin ku saabsan shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Ceel-waaq

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In