Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo sharxay muhiimadda ay argagixisadu u lahayd deegaanka Toorotoorow

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka kumaandooska oo gacanta ku dhigay horjooge ku sugnaa deegaanka Toorotoorow “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in howlgalladan ciidamada xoogga dalka ay dhawaanahan ka socdeen gobolka, kuwaasi oo qorshuhu yahay in guud ahaan gobolka laga cirib tiro argagixisada Al-Shabaab.

Ibraahim Aadan Cali Najax oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay inay soo dhaweynayaan howlgalka ay ciidamadu kula wareegeen deegaanka Toorotoorow, ayna bogaadinayaan in howlgallada halkeeda ka sii socon doonaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybta Kumaandooska ayaa gaaray deegaanka Toororoow oo ay hadda ka socdaan howlgallo amniga lagu xoojinayo, waxaan xaqiijinayaa in ciidanka ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka Toorotoorow, shacabkuna ay aad ugu faraxsanyihiin guulaha ay gaareen ciidamada” ayuu yiri Guddoomiye Ibraahim.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in deegaanka Toorotoorow ay muhiimad gaar ah u lahayd dhagarqabayaasha Al-Shabaab, maadaama ay bulshada uga qaadi jireen lacago baad ah.

“Deegaanka Toorotoorow oo ka tirsan Degmada Awqdheegle waxa ay ka midtahay meelaha ay dadka rayidka ah uga qaadi jireen lacagaha baadda ah, runtii waxaa kaloo ay tahay meelaha ay ugu yaaleen maxkamad beeneedka ah ee lagu baneesanayo lacagaha shacabka” ayuu Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose hadalkiisa ku daray.

 

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo qaabishay wafdiga ka socda hay’adda caafimaadka adduunka “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Howlgabnimada “SAWIRRO”

Next Post
Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Howlgabnimada “SAWIRRO”

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Howlgabnimada “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In