Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi u kuur galaya fatahaadaha, kuna baaqay joojinta dagaalka Tukaraq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka eeJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa marka hore guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ku shahiiday weerarkii kooxaha Argagxisada ay ku qaadeen goobo isugu jira ganacsi, meelo ay dadku isugu yimaadaan iyo guryo ay dad shacabka ah degan yihiin, wuxuuna  Caafimaad deg deg ah Alle ugu baryay dadkii ay dhaawacyadu soo gaareen.

 

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

“Innaa lillaah wa innaa illeeehi raajicuun marka hore intii nabad diidku ay halkaasi ku xasuuqeen Allaha u naxriisto sidoo kale intii uu dhaawaca soo gaarayna Caafimaad ah taam ah Allaha siiyo, waan cambaareynayaa weerarkaasi oo ah mid muujinaya baaxada ay la egtahay cadowtinimada nabad diidka ay u qabaan shacabka Soomaaliyeed”. ayuu yiri Guddoomiye Mursal.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku amaanay ciidanka Qaranka Soomaaliyeed sida taxadarka leh ee ay usoo gaba gabeeyeen howlgalkaasi saacadaha badan qaatay, kaasoo ugu dambeyn Geesiyaasha Qaranka ku guuleystay in ay laayaan tiradii nabad diidka ka tirsaneyd Sidoo kalena ay soo badbaadiyaan dadkii masaakiinta ahaa ee uu guryahooda ku qabsaday.

“Waxaan u mahad celinayaa Ciidankeena Amaanka oo soo badbaadiyay shacabkii maleeshiyaadka ay guryahooda ku qabsadeen Sidoo kale halkaasi ku laayay kooxihii nabad diidka ahaa ee weerarka soo qaaday,waxaana ciidanka ku amaanayaa dadaalka ay ugu jiraan cirib tirka kooxaha argagixisada ah” ayuu hadalkiisa ku daray Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Ugu dambeyn waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ciidanka ammaanka kala dhaqeeyaan sugidda ammaanka iyo cirib tirka kooxaha argagixisada ah.

Previous Post

US strike kills 26 Shabaab fighters in Somalia

Next Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Dalka Kuwait

Next Post
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Dalka Kuwait

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Dalka Kuwait

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In