Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida AUN Xildhibaan Hore Afaraale

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida AUN Xildhibaan Hore Afaraale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxammed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha ha u naxriistee Xildhibaan hore marxuum Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale)  oo ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho,waxa uuna marxuumka alle uga baryay inuu naxriistiisa jano ka waraabiyo dhamaan ehelkana,qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

“Innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun marxuum Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale illaahey qabrigiisa ha u waasiciyo,kitaabkiisana gacanta midig haka siiyo,wuxuu ahaa oday Soomaaliyeed, nabadoon ah mudo badan waxa uu ka mid ahaa Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed,illaahey ha u naxriistee marxuum Afaraale intii uu noolaa waxa uu wakhtigiisa ugu badan geliyay u adeegida dadka iyo dalka Soomaaliyeed,ilaahey hoygiisa janatul fardwosa haka yeelo qoyskiisa,qaraabadiisa iyo dhamaanteenaba samir iyo iimaan allaha ha inaga wada siiyo”ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Illaahey ha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale ayaa ahaa siyaasi mudo badan ku jiray siyaasadda isagoo inta badan dowladihii dalka soo maray burburkii ka dib ahaa Xildhibaan baarlamaanka soomaaliya ka tirsan waxa ay deegaan doorashadiisu tahay maamulka Koonfur galbeed isagaa si gaar ah u matalayay Degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool oo uu kasoo jeeday.

Allaha ha u naxriistee Xildhibaan hore marxuum Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale ayaa xanuunsanaa  mudooyinkii ugu dambeeyay,waxaana uu ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer oo xaaladiisa lagula tacaalayay.

INNAA LILLAAH WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN

Previous Post

Shir looga hadlayay Siyaasadda Isboortiga oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Guddoomay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Algeria Dhambaal Uu Uga Siday Madaxweynaha Dalkaas

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Guddoomay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Algeria Dhambaal Uu Uga Siday Madaxweynaha Dalkaas

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Guddoomay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Algeria Dhambaal Uu Uga Siday Madaxweynaha Dalkaas

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In