Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi ayaa maanta kulankoodi waxaa uu ku sabsanaa adkeynta iyo soo ceelinta xirirka walaltinimo ee labada dal.

Safiirka dowladda Imaaraadka ayaa xusay dowladda Imaaraadku ay diyaar u tahay in Golaha shacabka JFS ay kala shaqeyn doonaan tayeynta iyo horumarinta shaqaalaha.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 26, 2026

Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Madoobe oo bogaadiyey taageerada dowladda Imaaraadka Carabta u heyso shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in la xoojin doono xirirka Baarlamaanka JFS iyo kan Imaaraadka Carabta.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo furay shir looga hadlaayo dakhliga guud ee Puntland

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay qaadasha tallaalka Dabeesha

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay qaadasha tallaalka Dabeesha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay qaadasha tallaalka Dabeesha

Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 26, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In