Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ummadda Soomaaliyeed Uga Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Adeerkiis

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel mariyay ku noqoshada qoondada Miisaaniyadda Dowladda 2019 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guuddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa ka tacsiyadeeyey geeridi ku timid Sheekh Cismaan Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Isxaaq oo ah Guddomiyaha adeerkiisa, isla markaana kamid ah ahaa culumaa’udiinka Soomaaliyeed.

Sheekh oo maalmahii danbe ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Yardemili ee magaalada Muqdisho

Related posts

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026

Sheekh Cismaan Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kaalin weyn kaso qaatay fidinta dacwada Islaamka, isla marakana soo saaray dad farabadan oo ka faaideystay cilmigiisa

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa guud ahaan Ummadda Soomaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida ku timid marxuumka, gaar ahaan eheleadi iyo qaraabada marxuumka, wuxuuna Alle subxaanahu watacaala uga baryay inuu naxriistiisa janno uu ka waraabiyo

“Innaa Lillahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun”

Previous Post

Wasiir Fawziya Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Next Post
Madaxweyne Farmaajo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Tripoli):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In