Monday, February 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga ee u qaabilsan Soomaaliya Mudane Alper Aktaş.

Guddoomiye Sheekh Aadan oo ugu horeyn danjiraha cusub ugu hambalyeeyey masuuliyadda loo soo magacaabay, ayaa waxaa ay kawada hadleen xiriirka walaalnimo ee labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Baarlamaannada Soomaaliya iyo Turkiga, waxaana uu danjiruhu ka mahadceliyay soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

February 9, 2026
Is-dhaafsiga khibradaha sharci-dejinta ee Soomaaliya iyo Jarmalka oo laga hadlay

Is-dhaafsiga khibradaha sharci-dejinta ee Soomaaliya iyo Jarmalka oo laga hadlay

February 9, 2026

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Madaxda Doorashooyinka ee Qaramada Midoobay

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

February 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan...

Is-dhaafsiga khibradaha sharci-dejinta ee Soomaaliya iyo Jarmalka oo laga hadlay

Is-dhaafsiga khibradaha sharci-dejinta ee Soomaaliya iyo Jarmalka oo laga hadlay

February 9, 2026
0

Xildhibaan Cumar Ibraahim Xaashi, oo ka mid ah guddiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Golaha Shacabka, islamarkaana uu...

Wasiirka Caafimaadka oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee WHO

Wasiirka Caafimaadka oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee WHO

February 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Geneva kulan miro-dhal...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga tacliinta sare iyo cilmibaarista

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga tacliinta sare iyo cilmibaarista

February 9, 2026
0

Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmibaarista ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In