Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga labada Baarlamaan

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JF Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ uu la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Divid Concar ayaa waxaa looga hadlay howlaha golaha Shacabka iyo kaalinta Dowladda Ingiriiska.

Ugu horeyn guddoomiyaha golaha shacabka ayaa safiirka uga warbixiyay howlaha golaha shacabka oo hada ay hakad ku jiraan fadhiyada guud ee golaha ,maadaamaa uu dhawaan xirmay kalfadhiga labaad ee golaha.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Danjiraha Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa aad u amaanay howsha golaha shacabka ee Baarlamaanka Dalka isago sheegay dowladda Uk ay mar walba diyaar u tahay taageerida Baarlamaanka Soomaaliya iyo horumarintiisa.

Kulanka ayaa inta uu socday waxa ay isla soo hadal qaadeen waxyaabihii golaha shacabka usoo qabsoomay labadii kalfadhi ee lasoo dhaafay iyo qorshayaasha u degsan  iyo sidoo kale doorka deeq bixiyaasha caalamka.

Sidoo kale xoojinta xiriirka iyo Horumarinta iskaashiga Baarlamaanada Soomaaliya iyo Ingiriiska ayaa looga hadlay kulanka ay wada qaateen Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS iyo Danjiraha Dowlada Britian u fadhiya Soomaaliya.

Ugu dambeyn Danjire Divid Concar Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliy ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay bogaadinta howlaha adag iyo shaqooyinka Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka oo ku ammaanay Wasaaradda Maaliyadda joogtaynta mushaharaadka shaqaalaha.

Next Post

Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo soo bandhigay Sharruudaha laga doonayo Musharaxiinta u tartamaya Kursi Xildhibaanimo

Next Post
Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo soo bandhigay Sharruudaha laga doonayo Musharaxiinta u tartamaya Kursi Xildhibaanimo

Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo soo bandhigay Sharruudaha laga doonayo Musharaxiinta u tartamaya Kursi Xildhibaanimo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In