Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa gaadhay Magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed soomaaliya.
Ujeedada safarka ayaa daaran Gogol Xaadhka iyo diyaarinta Arimaha farsamo ee Doorashada golaha shacabka oo dhawaan bilaaban doonta.