Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Cirro oo war ka soo saaray doorashadii 11-ka Senator ee G/Waqooyi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in doorashada Golaha Shacabka ay ku soo dhamaystiri doonaan mudda bil ah gudeheed ah inta ka harsan sanadkaan 2021, isagoo xusay in la diyaariyay dhammaan goobahii doorashooyinka deegannada ay kuraasta ku harsanyahiin.

Mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa tilmaamay inay ku kalsooyahiin shaqada ay hayaan guddigooda, isla markaana ay si cadaalad ah u dhamaystiri doonaan qorshaha hannaanka doorashada Soomaaliya, isagoo madaxda màamul goboleed uga digay inay faragalin ku sameeyaan kuraasta doorashada GolahaShacabka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaa meesha ka saaray in haba yaraatee aan la.musuq maasuqi karin doorashada isla markaa beelaha ay u madax banaanyahiin inay soo doortaan kuraastooda dadka ugu matalayo GolahaShacabka”. Ayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.

Previous Post

Foreign Minister discusses with the Delegation of the Peace and Security Council of AU the mandate of AMISOM

Next Post

Britain oo muwaadiniinteeda ku sugan dalka Itoobiya ugu baaqday inay si deg deg ah uga soo baxaan

Next Post
Britain oo muwaadiniinteeda ku sugan dalka Itoobiya ugu baaqday inay si deg deg ah uga soo baxaan

Britain oo muwaadiniinteeda ku sugan dalka Itoobiya ugu baaqday inay si deg deg ah uga soo baxaan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In