Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Guddiga soo xulista Baarlamaanka Labaad ee KG oo sheegay in ay ku soconayaan habraacyadii hore

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Guddiga soo xulista Baarlamaanka Labaad ee KG oo sheegay in ay ku soconayaan habraacyadii hore
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga  farsamada soo xulista Xubnaha Barlaamanka Labaad ee Koofur Galbeed Soomaiya ayaa faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha horyaalla iyo qaabka ay u wajahayaan shaqada loo igmaday.

Maxamed Keeroow Maxamed, Guddoomiyaha Guddiga ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegay in 95 Xildhibaan laga dhigayo mudanayaasha Baarlamanka Koofur Galbeed halka ay markii hore ka ahaayeen 149 iyaga oo raacaya Dastuurka u yaalla.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Wuxuuna intaa ku daray in howsha inteeda badan ay saaran tahay Odayaasha Dhaqanka oo soo xulaya Xildhibaannada iyaguna ay yihiin fududeeyayaal.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in waajibaadka saaran ka Guddi ahaan uu yahay in ay Odayaasha ku hagaan qodobbada looga baahan yahay iyo in ay ku jiheeyaan habraaca soo xuliska xubnaha qeybta ka noqonaya Baarlamaanka Labaad ee Koofur Galbeed.

Maxamed Keeroow, ayaa sheegay in ay qancinta Beelaha dega Koofur Galbeed tahay mid dhib badan, balse ay rajeynayaan in sida ugu dhaqsiyaha badan uguna fudud ay kusoo gaba-gabeeyaan howsha loo xil-saaray.

Previous Post

Maamulka degmada Luuq oo Faah-faahiyay socdaal ay ku mareen Gobolka Gedo.

Next Post

Dowladda Norway Oo Taageero Dhaqaale Siinaysa Hay’ado Ka Tirsan Qaramada Midoobay Si Ay Gargaar Beni’aadannimo Dalka Uga Hirgeliyaan

Next Post
Dowladda Norway Oo Taageero Dhaqaale Siinaysa Hay’ado Ka Tirsan Qaramada Midoobay Si Ay Gargaar Beni’aadannimo Dalka Uga Hirgeliyaan

Dowladda Norway Oo Taageero Dhaqaale Siinaysa Hay’ado Ka Tirsan Qaramada Midoobay Si Ay Gargaar Beni’aadannimo Dalka Uga Hirgeliyaan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In