Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo soo dhaweysay muwaadiniin dalkooda lagu soo celiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo soo dhaweysay muwaadiniin dalkooda lagu soo celiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ku soo dhaweysay 109 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah, kuwaas oo maanta dalkooda dib loogu soo celiyay, kadib waqti dheer oo ay dalka Yemen Qaxooti ku ahaayeen.

Dadkan oo isugu jiray Carruur, Dumar, Waayeel iyo dhallinyaro ayaa soo celintooda waxaa iska kaashaday Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, UNHCR iyo IOM Xafiisyadooda Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Muwaadiniinta dalkooda ku soo laabtay ayaa sheegay inay la kulmeen daruufo badan oo aad u xooggan oo ay wajaheen intii ay joogeen xeryaha Qaxootiga Yemen. Muwaadiniinta ayaa u mahadceliyay Dowladda Soomaaliyeed oo dedaal ku bixisay sidii dadka Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Qaxootiga dalkooda dib loogu soo celin lahaa.

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa sheegtay inay dedaal badan ku bixinayaan samata bixinta dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay dalka ku soo laabtaan.

Guddoomiye Safiya ayaa xustay inay si dhaw ula socon doonta nolasha dadka dalka dib loogu soo celiyay.

Previous Post

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay dhameystirka heshiiskii Ankara

Next Post

Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS oo furay shirka Wadatashiga Qarnijirka 2060

Next Post
Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS oo furay shirka Wadatashiga Qarnijirka 2060

Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS oo furay shirka Wadatashiga Qarnijirka 2060

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In