Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeyb-galay daah-furka Midowga Golayaasha Culimada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeyb-galay daah-furka Midowga Golayaasha Culimada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda JFS, duubab-dhaqan iyo marti sharaf kale ayaa Culimada Soomaaliyeed kala qeyb-galay munaasabadda daah-furka Midowga Golayaasha Culimada oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Culimada Soomaaliyeed ee ku kala jira golyaasha iyo dalladaha kala duwan sida; Hay’adda Culimada, Golaha Guud ee Culimada, Golaha sare ee Culimada, Madasha Culimada ee dacwada iyo Fiqhiga iyo Majmaca Culimada ayaa ku midoobay Golahaan oo u jeedkiisu yahay ka hortagga fidnada iyo fikirka xagjirka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macallin oo madasha khudbad ka jeediyay ayaa bogaadiyay midnimada, iskaashiga, isku-duwidda dalladaha iyo isku soo dhaweynta culimada, isagoo xusay in golaha looga baahan yahay inuu qeyb ka qaato dadaallada wacyi-galinta iyo u gurmashada dadkeenna nugul.

Mudane Maxamuud ayaa hoosta ka xaqiiqay muhiimadda ay leedahay furtitaanka Qasnad Qaran oo si mideysan dadka Soomaaliyeed ugu aruuriyaan Sakada iyo sadaqada ay la baxayaan, taasoo ay wadajir u maamulayaan Hay’adda iyo Midowga culimada, wax weyna u tari karta dadaallada gargaarka iyo dadka garab istaagga u baahan.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA deeq raashin ah ka Guddoomay Safiirka Imaaraadka Carabta

Next Post

Tartamayaasha Marka oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Marka oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartamayaasha Marka oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In