Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Agaasimaha Xiriirka UK u qaabilsan horumarinta dibadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Agaasimaha Xiriirka UK u qaabilsan horumarinta dibadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Intii lagu guda jiray shirka Todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee uu hoggaaminayo Guddoomiyaha hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay agaasimaha xafiiska Dawladda UK u qaabilsan Horumarinta Dibedda ee (FCDO) mudane Damon Bristow.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu xoojin lahaa iskaashiga hadda jira ee dhinacyada gargaarka Beni’aadannimo iyo horumarineed ee Soomaaliya iyo u diyaar garowga duufaanta El Nino oo laga cabsi qabo inay saameyso in ka badan hal milyan oo qof xilli roobaadka soo socda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale wafdiga SoDMA ayaa la kulmay safiir ku xigeenka Finland u fadhiya Soomaaliya, ahna ku simaha madaxa iskaashiga Finland. Dowladda Finland waxay ka mid tahay deeq bixiyayaasha muhiimka ah iyo dowladaha iskaashiga horumarka la leh Soomaaliya, kana taageera dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, deeqaha bani’aadannimo iyo dowlad wanaagga.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Shacabka Degmada Moqokori oo ku dhawaaqay kacdoon cusub oo Khawaarijta loo saarayo gobolka Hiiraan.

Next Post
Shacabka Degmada Moqokori oo ku dhawaaqay kacdoon cusub oo Khawaarijta loo saarayo gobolka Hiiraan.

Shacabka Degmada Moqokori oo ku dhawaaqay kacdoon cusub oo Khawaarijta loo saarayo gobolka Hiiraan.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In