Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma oo Kigali uga qeyb galay shir muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma oo Kigali uga qeyb galay shir muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Dr Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi) oo ka qeyb galay shirka Midowga Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha Qaaradda Afrika oo lagu qabtay magaalada Kigali ee xarunta Dalka Rwanda ayaa  sheegay in shirka la isku raacay sidii ardayda wax ka barata Qaaraddan loogu ogolaan lahaa inay waxbarashadooda ku dhameysan karaan meelkasta oo ka mid ha Qaaradda Afrika.

Dr Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi) oo la hadlaya Radio Muqdisho isaga oo ku sugan dalka Rwanda ayaa xusay in shirka sidoo kale lagu casuumay wakiilo ka kala socday Midowga Jaamacadaha Qaaradaha Aasiya, Mareykanka iyo Yurub, si loo fahamsiiyo horumarka waxbarasho ee ka jirta Qaaradda Afrika.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

“Shirka dhanka Soomaaliya, aniga oo ka socda Jaamacadda Plasma ayaa ku mataleyay, runtii halkaasi waxaan ka sheegay horumarka waxbarasho ee dalka jirta, sida hay’adaha waxbarashada hoose iyo kuwa sare ay horumar uga gaareen dhanka Waxbarashada, lana tixgeliyo arday kasta oo ka yimaada Soomaaliya, laguna qiimeeyo aqoontiisa, si uu waxbarashadiisa uga dhameysan karo meelkasta oo ka mid ha Qaaradda Afrika” ayuu yiir Dr Xasan Maxamed Xasan.

Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma ayaa xusay in guddi loo saaray hay’adaha shisheeye ee ka been abuuraya waxbarashada ka jirta Qaaradda Afrika, ardayda Afrika wax ka barata ay waxbarasho u aadi karaan Qaaradaha kale ee dunida, iyadoo aan lagu xireynin sharuudo adag.

 

Previous Post

Cayaaraha xagaaga ee HIRDA AFT 2015 oo lagu soo gaba-gabeeyay Wadanka Holland “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In