Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda oo furay Imtixaan tacliimeedka 2019-20-20 + Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda oo furay Imtixaan tacliimeedka 2019-20-20 + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Guddoomiya Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed  Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa maanta Furay soo galidda  Imtixaan Tacliimeedka 2019/2020  kuliyadaha kala duwan  ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed xarumaheedi kaladuwan, kaasoo maanta ay u fariisteen 2,400 oo arday Afarta Xarumood ee Jaamacadda Umadda.
Ardada cusub ee maanta u fariistay soo galidda Jaamacadda Umadda ayaa ku galaya Imtixaanka Afarta Xarumod ee Jaamacadda oo ku kala yaala
1- Xarunta Shabelle,Xamarwayne
2- Xarunta KM4
3- Xarunta Gahayr
4- Xarunta Galmudug, Caabudwaaq
Guddoomiyaha oo ku sugan Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Galmudug ee Caabudwaaq ayaa ugu duceeyay Guud ahaan Ardada maanta u fariisanaysa imtixaanka in uu Alle u fududeeyo.
Cabdikariin Axmed Bulxan
Caabudwaaq
Previous Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo faah faahiyay kulan Jabuuti ku dhexmaray isaga,guddoomiye Mursal iyo Madaxda Jabuuti+sawiiro

Next Post

R/wasaare Khayre Oo kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka maaliyadda, guddoonka Baniga Dhexe iyo xisaabiyaha guud+sawirro

Next Post
R/wasaare Khayre Oo kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka maaliyadda, guddoonka Baniga Dhexe iyo xisaabiyaha guud+sawirro

R/wasaare Khayre Oo kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka maaliyadda, guddoonka Baniga Dhexe iyo xisaabiyaha guud+sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In