Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliayah Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliayah Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta waxay kormeer shaqo ku tageen Xabsiga MBCC oo ah Xabsi si casri ah loo dhisay,kaasi oo ku yaalo Ex-Kontarool Afgooye.

Masโ€™uuliyiinta iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa ku wareegay dhammaan qeybaha kala duwan uu ka kooban yahay Xabsiga MBCC,kaasi oo wax badan ka tari doona baahiyaha Maxabiista,islamarkaana daryeel joogta ah ay ka heli doonaan.

Intaasi ka dib,Guddoomiyaha Maxkamada sareย  ee dalka Baashe Yuusuf Axmed,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxay halkaasi kula kulmeen cutuby ko ka tirsan Ciidanka Asluubta iyo Saraakiil Ciidan,kuwaasi oo loogu talagalay sugida amniga xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay booqashada ay ugu yimaadeen Masโ€™uuliyiintan.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ammaanay howlaha wanaagsan ay Ciidanka Asluubta Qaranka u hayaan.

Ugu dabeyntii,Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay iney Dowladda dadaal ku bixineyso sidii loo horumarin lahaa Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed,isagoona tilmaamay in Ciidanka Asluubta ay haayaan howlo muhiim u ah Bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka BJFS oo dhaariyay Xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada XFS+Sawirro

Next Post

Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In