Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Baydhabo ka furay shirweynaha Xeer-ilaalinta Qaranka+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Baydhabo ka furay shirweynaha Xeer-ilaalinta Qaranka+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan Xeer ilaaliyeyaasha Qaranka oo ah kii labaad oo ka dhacay magaalada Baydhabo, ayaa ujeedada ugu weyn tahay sidii loo adkeyn lahaa madax bannaanida Garsoorka dalka labadiisa heer Federaal iyo heer dowlad gobolleed.

Guddoomiyaha maxkamadda sare, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka xeer ilaaliyeyaasha dowlad gobolleedyada iyo xubno ka tirsan bahda Garsoorka ayaa madasha magaalada Baydhabo isugu yimid, waxa uu shirka socon doonnaa seddex maalin oo xiriir ah.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Xeer ilaaliyeyaasha dowlad gobolleedyada ayaa soo dhoweeyey adkeynta madax banaanida Garsoorka, ballanna qaaday in ay si hufan ugu shaqeyn doonaan.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dowlad gobolleedka Koofur Galbeed Axmed Cali Muuse ayaa hoosta ka xariiqay in isku xirnaanta Garsoorka Federaalka iyo midka dowlad gobolleedyada, lana dhowro madax bannaanidiisa.

โ€œGarsoorka oo ka mid ah heyโ€™adaha ugu sarreysa dalka, kana madax bannaan heyโ€™adda fulinta ayaa mudnaan weyn u leh shacabka Soomaaliyeed marka loo fiiriyo xaaladda uu dalka marayoโ€ ayuu yiri Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir.

Baashe Yuusuf Axmed guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka oo si ramsi ah u furay shirka ayaa carrabka ku adkeeyey in isbaddel weyn uu ka jiro Garsoorka dalka, heyโ€™adhaa ku shaqada lehna ay waajib ku tahay in ay dhaqangelinayaan madax baanaaniddiisa, waxa uu tilmaamay in shacabka oo baahi weyn u qabo Garsoorka lagu kalsoonaan karo, shirkaan uu geeddi-socodkaas qeyb ka tahay.

Shirka Qaran ee Xeer ilaaliyeyaasha Dalka ayaa ku soo beegmaya iyada oo uu maanta madaxweynaha Dalka saxiixay Sharciga dhismaha guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka Musuq-maasuqa labada heer, sidoo kale golaha wasiirrada Soomaaliya ay khamiistii ansixiyeen dib ugu noqoshada miisaaniyadda dowladda ee 2019-ka, waxaa muuqda tallaabooyin is qaadanaya oo musuqa lagula dagaalamayo laguna dhaqangelinayo sarreynta sharciga

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Kacdoonka shacka Bakool ee ka dhanka ah Argagixiada

Next Post

Wasiir Bayle oo ka hadlay Guulaha dowladu ay ka gaartay dayn cafinta “Dhageyso”

Next Post
Wasiir Bayle  โ€œSoomaaliya waxay rajaynaysaa in 2020ka laga Cafiyo daymahaโ€

Wasiir Bayle oo ka hadlay Guulaha dowladu ay ka gaartay dayn cafinta "Dhageyso"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In