Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo ka qeybgalay aaska Guddoomiyihii Maxakamadda sare ee Puntland “SAWIRRO’

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo ka qeybgalay aaska Guddoomiyihii Maxakamadda sare ee Puntland “SAWIRRO’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashi Yuusuf Axmed ayaa magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Goboleedka Puntland uga qeyb galay aaska Guddoomiyihii Maxakamadda sare ee dowlad Goboleedka Puntland.

Allaha u naxriistee Guddoomiyihii Maxakamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa dhawaan geeriyooday, kaasi oo meydkiisa lagu aasey magaalada Garoowe.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mas’uuliyiinta dowlad goboleedka Puntland iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeyb galay aaskiisa, iyadoo mas’uuliyiintaasi Eebe uga baryeen in janadii Fardowsa uu ka waraabiyo.

Wafdiga uu hoggaaminaya Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed oo jooga Garowe waxaa ay isugu jiraan, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Garsoorayaal ka tirsan Federaalka.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Qanyare

Next Post

S.Y.L “Horseedkii Guusha”

Next Post
S.Y.L “Horseedkii Guusha”

S.Y.L “Horseedkii Guusha”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In