Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Xariga Ka Jaray Qeyb Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay CID

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Xariga Ka Jaray Qeyb Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay CID
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha  Maxkamada sare ee dalka ayaa xaraga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay xaruunta CID ciidanka booliska Soomaaliyeed oo ah waaxda  hogaanka  baarista  dambiyadda  qeybta  faraha oo qaab Electronic ahaan loo badalay

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta CID ayaa ujeedkeedu ahay mid lagu daah furayay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta CID ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ah Waaxda Hogaanka Baarista Dambiyadda Qeybta Faraha oo Qaab Electronic ahaan loo badalay

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka ayaa ayaa xariga ka jaray Waaxda Hogaanka Baarista Dambiyadda waxaana halkaasi ku sugnaa Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed,  Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Wasiir ku xigeenka Maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale

Taliyaha Ciidanka Booliska  Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in muhiimada gaar ah ay  u leedahay waxdaan bulshada Soomaaliyeed.

Xeer-ilaaliyaha Guud  ee Qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in waxdan ay fududeen karto in dambilaha gacanta lagu soo dhigo, marka laga qaado faro iyo sawir indhaha ah.

Guddoomiyaha Maxkamad sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in dhamaan Taliska booliska looga baahanyahay in uu ahmiyad weyn siyo waxdaan iyo la dagallanka dambilaha

Waaxda Hogaanka Baarista Dambiyada qeybta faraha ayaa waxay ka mid tahay goobihii ku bur buray dagaaladaii sokeeyay ee dalka, lakiin Taliska ciidanka booliska ayaa ku guuleystay in dib loo soo celiyo Waaxdan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amiirka Iyo Shacabka Dalka Kuweyt Gaarsiiyey Dhambaalka Tacsida DFS Ee Geeridii Amiir Sabaax “SAWIRRO”

Next Post

Xoghayaha Dhinaca Saxaafadda Ee Aqalka Cad Oo Laga Helay Corona Virus

Next Post
Xoghayaha Dhinaca Saxaafadda Ee Aqalka Cad Oo Laga Helay Corona Virus

Xoghayaha Dhinaca Saxaafadda Ee Aqalka Cad Oo Laga Helay Corona Virus

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In