Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha rugta ganacsiga Jubbaland oo la doortay

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha rugta ganacsiga Jubbaland oo la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda oo aheyd mid  lagu dooranayay guddoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa waxaa soo qaban qaabiyay kana soo qeyb galay ganactada deegaannada Jubbaland.

Musharaxiinta u tartamayay xilka guddoomiyaha rugta ganacsiga Jubbaland oo kala ahaa Xuseen Raabi Kaahin iyo Diinle Maxamed ayaa codka loo qaaday, waxaana guddoomiyaha cusub ee rugta ganacsiga Jubbaland loo doortay Xuseen Raabi Kaahin oo helay 51 cod halka Diinle Maxamed uu ka helay 19 cod, guud ahaan 70 qof oo codeysay.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Ganacsatadii munaasabadda kasoo qeyb gashay ayaa boggaadiyay guddoomiyaha cusub una rajeeyay inuu kasoo baxo shaqada adag ee loo igmaday.

Rugta ganacsiga Jubbaland ayaa bulshada u qabata adeegyo badan oo ay ugu horeeyaan ka warheenta xaaladda ganacsatada,xalinta khilaafaadka, iyo maalgalinta iyo kor u qaadidda ganacsatada yaryar, iyadoo la kaashaneysa shirkadaha dhaqaalahoodu uu sareeyo.

Dhawaan ayey ahayd markii argagaxisada Al-shabaab ay weerar ismiidaamin ah ku dileen guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland, Allaha u naxariistee Shaafi Raabi Kaahin oo kasoo baxayay masjid uu ku tukaday salaadda Jimcaha.

Previous Post

Joe Biden oo ku baaqay in aan la qaban dood u dhaxeysa isaga iyo Trump

Next Post

Doorashada Golaha deegaanka Afmadow oo billaabatay & kursigi ugu horreeyay oo la doortay”SAWIRRO”

Next Post
Doorashada Golaha deegaanka Afmadow oo billaabatay & kursigi ugu horreeyay oo la doortay”SAWIRRO”

Doorashada Golaha deegaanka Afmadow oo billaabatay & kursigi ugu horreeyay oo la doortay"SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In