Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya oo heshiisyo ganacsi la saxiixday shirkado Turki ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya oo heshiisyo ganacsi la saxiixday shirkado Turki ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyha ruugta Ganacsiga ee Soomaliya Maxamuud Cabdi Gabeyre iyo wafdi la socday oo maal mahan booqasho ku joogay caasimada dalka Turkiga  ayaa heshiis isfahan ah kula saxiixday Istanbul hey’adaha ugu waa weyn Turkiga,  DEIK oo qaabilsan xiriirka arrimaha dhaqaalaha ee dibadda DEIK foreign economic relationship Board.

Heshiiska waxaa goob joog ahaa agaasimaha rugta Ganacsiga ee Soomaliya, Cabdi Abshir Dhoore iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga ee safaradda soomaliya ee dalka Turkiga Mudane Yuusuf Axmed Xasan “Jeego”, heshiiska waxaa uu ka koobnaa 8 qodob, waxaana wada saxiixay dhanka Soomaliya guddoomiyaha rugta Ganacsiga ee Soomaaliya Gabayre dhanka kale waxaa u saxiixay Xoghayaha guud, ee DEIK Mustafa Mente,

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu guddoomiyaha rugta Ganacsiga ka warbixiyay dhamaan fursadaha ka jira dalka iyo sida ay muhiim ugu tahay walalahooda dalka Turkiga inay wax wada qabsadaan, iyadoo Xoghayaha guud ee DEIK uu balan qaaday inay abuuri donaan Ganacsiga ka dhaw midka ay la leeyihiin Soomaaliya hada ayna usoo diri donaan wafdi balaaran oo  ah ganacsatada Turkiga ah sida ugu dhaw

Dhanka kale guddoomiyaha rugta Ganacsiga ee Soomaaliya Maxamuud Cabdi Gabeyre ayaa la kulmay madaxa shirkada Albayrak ee hada ka howlgasha Dekadda weyn ee Muqdisho, isagoo ku amaanay shirkada Albayrak shaqada fiican ay ka hayso dekadda Muqdisho, tasoo u ah  isha Ummadda Soomaaliyed.

Madaxa shirkada Albayrak Ahmet Albayrak ayaa sheegay dhankiisa inay tahay waajib saarnaa inay wax la qabtaan walalahooda Soomaaliya ayna sii wadi doonaan shaqada ay ka hayaan dekadda Soomaaliya, waxaa uu balan qaaday inay la shaqeyn donaan rugta Ganacsiga Soomaaliya, waxaa kaloo uu balan qaaday inay dekadda casriyeen ku samayn doonaan.

..,, IMG_0465 IMG_0467 IMG_0474 IMG_0476 IMG_0477

Qeybta kale ee ku saabsan Shirkadda Albayrak

IMG_0491 IMG_0493 IMG_0496 IMG_0498

 

Previous Post

Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka wadatashiga aayaha dalka “Sawirro+dhageyso”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In