Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Amniga kala hadlay Bulshada Awdheegle

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Amniga kala hadlay Bulshada Awdheegle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ka dhacay mid ka mid ah beeraha Awdheegle ayaa looga hadlayay sida ay u wada shaqeyn lahaayen ciidanka xooga dalka,Amsisom,maamulka degmada iyo Shacabka si meel looga soo wada jeysto argagaixisada

Qeybaha kala duwan bulshada qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Awdheegle Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose saraakisha Xooga dalka iyo kuwa amisom Xildhibaan Nuur sidoow oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka qeyb galay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Gudoomiyaha Degmada Awdheegle Cabdulaahi Cusmaan Abuukar iyo Taliyaha Ururka 66-aad ee ciidanka Xooga dalka ee ku sugan Awdheegle Col. Axmed Maslax xuseen ayaa Bulshada Awdheegle ku amaanay sida dhaw ay ula shaqeeyaan ciidanka iyo Maamulka.

Xildhibaaan Nuur Siidow oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa bulshada ku baraarujiyay Faa’idada Dowladnimada

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ibraahim Aadan Cali Najax ayaa bulshada u sheegay in maamulka uu garab taaganyahay baahiyaha ka jira magaaldana la dabooli doono loogana baahan yahay in ay la shaqeeyaan ciidanka Qaranka ee u taagan badbaada bulshada iyo la dagaalanka cadoowga.

Previous Post

Howlgal lagu beegsaday Alshabaab oo ka dhacay Kuunya Barroow

Next Post

Xuska 8 Maarso oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Xuska 8 Maarso oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Xuska 8 Maarso oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In