Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha SODMA oo Baydhaba ka dhagax-dhigay xarunta gurmadka degdegga

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha SODMA oo Baydhaba ka dhagax-dhigay xarunta gurmadka degdegga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiir ka Gar-gaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Caruush, Wasiirka Beeraha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mustaf Axmed Iidow, Wasiirka Hawlaha Guud KGS Daahir Cabdi Cabdullaahi iyo Gudoomiyaha Magaalada Baydhabo Cabdullahi Cali Watiin, ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg degga ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Gudoomiyaha SoDMA ayaa sheegay in ay dhawaan dhisi doonaan Xarunta Gurmadka deg degga taas oo baahi wayn looga qabo deegaannada Koonfur Galbeed, Iyadoo Gudoomiyuhu uu dhawaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Jowhar ka soo dhagax dhigay Xurunta Gurmadka deg degga ah.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Sidoo kale Wasiirada iyo Maamulka Magaalada Baydhabo oo ka hadlay munaasabadda dhagax dhigga xarunta, ayaa sheegay in baahi weyn loo qabay dhismaha xarunta taas oo ay oga mahadcelinayaan Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka.

Ugu danbayn Gudoomiye Maxamuud Macallin ayaa u mahadceliyay Wasiirka Wasaaradda Gar-gaarka, Wasiirka hawlaha guud, Wasiirka Beeraha iyo Maamulka Magaalada Baydhabo sida wanaagsan oo ay hay’adda u soo dhaweeyeen uguna deeqeen dhul laga dhiso Xarun loogu adeego shacabka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Ergeyga QM

Next Post

R/Wasaare ku-xigeenka oo shir guddoomiyey kulan hoosadka dhaqalaha

Next Post
R/Wasaare ku-xigeenka oo shir guddoomiyey kulan hoosadka dhaqalaha

R/Wasaare ku-xigeenka oo shir guddoomiyey kulan hoosadka dhaqalaha

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In